Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Dhalinyarada somaliyeed ayaa dhamaan waxay ka simanyihiin in xiliga ay waxsoo bartaan wada raadiyaan xafiiso ay ka shaqeeyaan badalkii ay iyagu raadsan lahaayeen xirfado u gaara.
Bashiir Maxamed Daahir ayaa warbixintan inoo haya