Dhalinyarada waxbaratay ee Deegaanka Dhoobley oo ka qeyb qaadanaya horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
250

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah dhalinyarada wax baratey ee ku nol Magaalada Dhoobley ayaa sheegay in ay door muhiim ah ay ka qataan horumarinta adegyada bulshada iyago  sido kale door firi-fircon ka ciyaara nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya