Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ee nolol wanaagsan raadsanaya ayaa inta badan iskudaya in ay tahriib ku gaaraan qaaradda Yurub iyo dalal kale, inkasto oo ay ka sokeeyaan safarro dheer iyo khataro ay lugahooda ku donanayaan.
Hadaba qaar kamid ah dhalinyarada waxbartay ee ku nool deegaanka dhoobley oo radio sanguuni lahadlay ayaa dhalinyarada kale ee soomaliyeed uga digay Tariibka taasi oo ay sheegeen in ku gadaamantahay Khatar badan iyagoona intaasi ku daray in dhalinyaradu ay dalkooda hooyo shaqooyin ka abuurtaan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya