Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waxaa ay fura u tahay guusha nolosha iyo horumarka mustaqbalka ee ay bulshadu hiigsaneyso.
Tayeeynta waxbarashada ayaa ah halka lagu gaari karo horumarada ay ku tilaabsaden dalalka qaar.
Qaar kamid ah dhalinyarada waxbaratay ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay muhiimada ay qeybaha kala duwan ee bulshada u leedahay waxbarashada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegeya