Dhalinyarada Soomaaliyeed oo looga digay Tahriibka.

0
184

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Aafada Tahriibka ayaa dhibaatooyin iyo ma hadho xanuun badan ku reebtay Da’yar badan oo ka soo jeeda Qaradaha Africa, Aasiya iyo waliba qaar kamid ah Wadamada Laatin America. Dalkeena Soomaaliya ayaa kamid ah Wadamada ay saameysay aafada Tahriibka iyadoo dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed naftooda halis u galiyeen gaadhida Dalalka Yurub iyo America halka qaar badan oo kamid ah Dhalinyaradaasi ay naftooda ku waayeen saxraha iyo sido kale Badaha ay maalmaha ku sii jireen.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya