Dhalinyarada Soomaaliyeed oo looga digay Tahriibka.

0
305

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ee nolol wanaagsan raadsanaya ayaa inta badan iskudaya in ay tahriib ku gaaraan qaaradda Yurub iyo dalal kale, inkasto oo ay ka sokeeyaan safarro dheer iyo khataro ay lugahooda ku donanayaan.

Hadaba waxaa jira qaar kamid ah Dhalinyarada Soomaaliyeed oo u istaagay wacyi-galinta Dhalinta Tahriibeysa ugana sheekeeya khatarta tahriibka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad ayaa kawarramaya