Dhalinyarada Soomaaliland oo ka Faa’iideystey Maal gelinta Sanduuqa Horumarinta

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-184 qof oo ah dhalinayo ka faa’iideysatey Sanduuqa horumarinta Dhallinyaradda ayaa kulan Afur ah loogu sameeyey Magaalada Hargeysa ee Maamulka Soomaaliland .

Waxaana kulankan Af-Furka ah soo qaban qaabiyey Sanduuqa horumarinta Dhallinyaradda kuwaasi oo dhalinyarada ku dhiirigalinayey sida ay uga faa’iideystaan fursada la siiyey ayna u abuurteen Ganacsiyo iyaga u gaar ah.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa

Audio Player