Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalanyarada ku nool Magaalada Jowhar ee dib uga soo laabtay tahriibka ayaa loog baaqay in kaalin weyn ka qaatan horumarinta maagalada sido kalana xirfadaha dalalka hormaray ay kaso kororsadeen ka hirgaliyaan magaaloyinka iyo deeganada gobolka shabellaha dhexe
Aqoonyahan Cabdiraxman Daacad oo kamid ah Aqoonyahanada ku nool Magaalada Jowhar ayaa sheegay in sanadahii uu dambeyey ay korortay tirada dhalinyarada dalka ku soo laabanaya.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa