Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlada Goboleedka Galmudg ku nool yihiin dhalinyaro badan oo nafaa ayaa waxa ay dalbadeen dhalinyaradaasi in laga qeyb galiyo dhismaha ururka dhalinyarada caasimada oo xubno matala kuyeshaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya