Dhalinyarada magaalada Kismaayo oo loogu baaqay inay bartaan xirfadaha Farsmada Gacanta.

0
111
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku yaala xarumo badan oo lagu barto xirfadaha farsamada gacanta kuwaas ay wax ka bartaan dhalinyarada iyo Haweenka kunool magaalada Kismaayo, Dhalinyarada magaalada Kismaayo ayaa loogu baaqay inay bartaan xirfadaha Farsmada Gacanta.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.