Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Ardayda wax ka barata Jaamacadaha Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa Deeq isugu jirta Agab Waxbarasho, baaritaan Caafimaad iyo daawooyin gaarsiisay Deeganka dhugiiile oo hostatagta Dagmada Matabaan Gobolka Hiiraan.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya