Dhalinyarada Magaalada Dhoobley oo soo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee Dhalinyarada.

0
207

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley oo la hadlay Warbaahinta Sanguuni ayaa soo dhaweeyay Guddoomiyaha cusub ee loo doortay Dhalinyarada Degmada.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegeya