Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay dhibaatada uu leeyahay isticmaalka Maandooriyaha taasi oo waaydii danbe Dhalinyarada Soomaaliyeed siweyn ugu soo badaneyay Isticmaalka Maandooriyaha Nocyadiisa kala duwan.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa