Dhalinyarada la imanaysa gancsiga wareega oo ku soo badanaya Dhoobley.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa mudooyinkii u danbeeyay ku soo badanaya Dhalinyarada ku wareejiya Magaalada Ganacsiyada Yar yar dhalinyaradan ayaan laheyn goobo gaar ah oo ay ku ganacasadaan balse taa badalkeedii waxaa ay ganacsigooda ku wareejiyaan Gaari gacano oo ay saartaan alaabo yar-yar.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya

Audio Player