Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Muruqmaalatada ayaa awal ahayd dad da’ah oo kaliya balse waayadii dambe waxaa ku soo badanayay dadka dhalinyarada ah ee ku xamaasha xoogooda. Qaar kamid ah dhalinta ku xamaasha Gaari gacanka waxaa la kulmay oo warbixin inooga diyaariyay Maxamed Cali Samow.