Dhalinyarada ku shaqeysta Gaari Dameerka oo ka hadlay Caqabadaha adag ee ay ku shaqeeyaan.

0
165

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley ee ku shaqeysta Gaari Dameerka islamarkaana biyaha ku dhaamiya ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay la kulmaan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan inooga diyaariyay