Dhalinyarada ku shaqeysata xirfada xirista soolarka ku shaqeeya cadceeda oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waa Magaalo cimilo ahaan aad u kulul, qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada ayaa siyaaba kala duwan uga faa’iideysta Soolarka cadceeda ku shaqeeya.

Khadar Axmed Salaan. ayaa kawaramaya