Dhalinyarada ku shaqeysata xirfada dhar tolista oo inooga warbixiyey xirfadaha ay ku shaqeystaan

0
75

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xirfadaha kala duwan ee dhartolista iyo nashqadeyntooda ayaa shaqoo u noqday dhalinyaro badan Cabdulaahi Cabdicasiis Siraad ayaa dhalinyaradaas booqday warbixina inooga diyariyey