Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Shaqo la’aanta dalka ka jirta ayaa waxaa ay dhalinyaro badan bartay maaraynta hadba sida ay nolosha u soo marto taasina waxay sababtay inay aqbalaan hadba marxaladaha kala duwan ay la kulmaan.
Qaar kamid ah dhalinyarada magaalada dhoobley ayaa ku shaqeesta dhaqista baabuurta, kuwaasi oo ay u geysatay danta iyo daruufta shaqa la’aaneed ee ka jirta dalka.
Dhaliyarada ka shaqeeyaa goobaha gawaarida lagu dhaqo oo aan waraysi layeelanay ayaa waxa ay inooga warramay shaqadooda iyo caqbadaha ay la kulmaan
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya