Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhallinyarada oo shaqaysata gaari dameerada ee Magaalada Baladweyne ayaa fursado shaqo abuur cusub ka helay hakinta gaadiidka gaar ahaan mooto bajaajta.
Dhallinyaradaan oo ku shaqaysata gaari Dameerada ayaa mari kara Wadooyiinka aysan isticmaali karin gaadiidka qaar.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa