Dhalinyarada ku shaqeysata farsamada gacanta oo kuso badanaya Deegaanka Dhoobley.

0
182

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhisida guriyaha iyo nashqadeyntoodaba waa fursad ay dhalintu xiligan u arkaan mid ay ku shaqeysan karaan dhalinyaro ku shaqeysata xirfadan waxaa warbixin inooga diyaariyey. Khadar Axmed Salaan.