Dhalinyarada ku shaqeesata tagaasida oo kusoo badanaayo Deegaanka Dhoobley.

0
263

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro badan oo ku nool deegaanka dhoobley ayaa gaadiidka Tagaasida ku soo dhacsada nolol maalmeedkooda.Dhalinyaradan oo mudooyinkii danbe aad ugu soo badanayay shaqadaan ayaa arinkan u sababeeyay inaysan helin fursado shaqo oo ka duwan shaqada kaxeynta tagaasida iyagoo islamar ahaantaana door biday inay nolol maalmeedkoda ka raadsadaan wadida gadiidka yar yare ee tagaasida badalkii ay gidaarada fadhiisan lahaayeen shaqo la’aan awgeed.

Hadaba qaar kamid ah dhalinyarada ku shaqeesta gaadiidka tagaasida ayaa ka warbixiyay shaqadooda iyo sababta keentay in ay isa soo taraan dhalinyarada ku shaqeesta tagaasida ee magaalada dhoobley.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramya