Dhalinyarada ku shaqaysta xirfada guri dhiska Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waa lafdhabarta bulsho kasta oo dooneyso inay horumar ku talaabsato, dhalinyarada dalkeena ayaa inta badan heysanin cid ay ka helaan taageero islmarkaana cabasho kamuujiya shaqo la’aan soo food saarta.

Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ka maareeyo noolashoda dhismaha guryaha taasi oo shaqo abuur u noqotay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya