Dhalinyarada ku shaqaysta Tagaasida ee Degmada Dhoobley oo shaqo yari ay soo wajahday.

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose oo ah Magaalo Mudooyinkii u danbeeyay Sameyneysay kobac dhanka dhismaha ah iyo sido kale dhanka Ganacsiga ayaa waxaa Magaalada Dhoobley ku soo badanaya Dhalinyarada ku shaqeysta wadista tagaasida taasi oo dhalinyarada u noqotay fursad ay noloshooda wax kaga badli karaan balse dhalinyarada ayaa sheegey in tagaasidu ku soo bateen Degmada Dhoobley ayna keentay arintaasi in ay soo wajahdo shaqo yari.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya