Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradan oo ku nool Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo ah kuwa ku shaqeysta dubista ama sameynya sambuuska iyo burka ee ka duba biibitooyiinka ama macmacaanada ku yaala Magaalada oo ay ka qaataan qutulyomkooda ay ku dabaraan noloshooda ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay kala kulmaan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya