Dhalinyarada ku shaqaysata Tagaasida ee ku nool Dhoobley oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa sanadihii u dambeeyay ku soo badanayay Gawaadhida yar-yar kuwaasi oo ay ku shaqeystaan qaar kamid ah dhalinyarada ku nool Degmada iyagoona adeegyo u fidiya bulshada ku nool Dhoobley iyo nawaaxigeeda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya