Dhalinyarada ku shaqaysata Tagaasida ee ku nool Dhoobley oo codsaday in Wadooyinka biyaha laga saaro.

0
124

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xili Gobalada Wadanka badankooda uu ka curtay Roobka gu’ga ayaa hadana waxaa jirta saameyn balaadhan u roobku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka wadooyiinka waa weyn ee Magaalada Dhoobley ayaa waxaa jiifa Biyo aad u badan kuwaasi oo hakiyay isku socodka Gaadiidkab yar yar.

Qaar kamid ah Dhalinyarada ku shaqaysata Tagaasida ee ku nool Dhoobley ayaa
Maamulka Degmada ka dalbaday in wadooyinka biyaha laga saaro.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya