Dhalinyarada ku shaqaysata cilad bixinta Computer-ka ee ku nool Dhoobley oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
131

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ku nool Dhoobely oo bartay cilmiga Computer-ka islamaarkaana shaqo ku waayaya cilmigii ay barteen ayaa hada ku dhiiraday in ay Magaalada Dhoobley ka hirgaliyaan goobo lagu cilad bixiyo Computer-ka si ay ugu maareeyaan noloshooda.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya