Dhalinyarada ku nool Magaalada Kismaayo oo loogu baaqey iney ka qeyb qaatan bilic soo celinta Deegaanka.

0
126

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadka aqoonyahanka ee kunool magaalada Kismaayo ayaa dhalinyaradu ugu baaqay iney ka qeyb qaataan bilic soo celinta Deegaanka.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya