Dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley oo door muhiim ah ka qaadanaya wacyi galinta Covid 19.

0
325

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada hoose ayaa door muhiim ah ka qaadanaya wacyi galinta Bulshada ee ku saabsan soo laba kaclaynta Xanuunka covid 19.

 

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya.