Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose oo Sheegay Shaqo yari soo Wajahday.

0
526

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqo Yarida Dalka Ka Jirta Ayaa Saameyn Ballaaran Ku Yeelatay Dhalinyaro Badan oo Ku Nool Magaalada Dhoobley Kuwaas oo Qaarkood Ka Soo Baxay Jaamacadaha iyo dugsiyada sar ee dalka.

Xamdi Sugow Lamaane.ayaa kawarameysa.