Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashada oo kalin muuqata ka qadata Horumarka nolasha Bulshada tan iyo burburkii dalka waxa hoos u dhacay nidaamkii waxbarasho ee dalka, walow sanadadan dambe uu soo kabanaayay waxaana jira dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed kuwaas oo aan ku bararugsanayn Ahmiyada ay leedahay in wax labarto.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya