Dhalinyarada ku nool Dhoobley oo loogu Baaqay in ay la yimaadaan hal abuur ay noloshooda ku maareeyan.

0
140

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada ganacsiyada kala duwan ku leh Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo Cod baahiyaha Sanguuni la hadaley ayaa kawarbixiyeey qabkii ay ku bilaabeen ganacsiigooda iyo sida ay ugu miradhashay fikradahooda ganacsi.

Dhalinyaradan ayaa ugu baaqay Dhalinta kalee ee Degmada ee leh hal-abuurka ganacsi in ay ku soo kordhiyaan Magaalada waxyabaha ka maqan islamarkaana baahida loo qabo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa