Dhalinyarada ku nool Dhoobley oo loogu baaqay Horumarinta Bilicda Degmada.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sare u qaadida nadaafada iyo bilic soo celinta Deegaanka ayaa muhiim u ah Bulshaada si looga hortago xanuunada ka dhasha nadaafada Daradda.

Waxaana lagama marmaan ah in bulsho kasto oo meel kuwada nool ay ahmiyada gooni ah siiyaan nadaafada Deegankooda si ay u wanaagsanaato bilicda Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa