Dhalinyarada ku nool Degmada Dhoobley oo cosaday in laga taageero Horumarinta isportiga.

0
182

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa waxaa ka dhisan kooxa badan oo ciyaaro kubada cagta.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada dhoobley ayaa wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha jubbaland iyo maamulka degmada ka cosaday in laga taageero horumarinta isportiga.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya