Dhalinyarada ku nool Deegaanka Buulo-bartire Waqooyiga Kismaayo oo la barayo Farasmada Gacanta

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Dowladda Jubbaland Mudane Ceydiid Suleymaan Xaanshi ayaa Deegaanka Buulo-bartire oo dhaca Waqooyiga Magaalada kismaayo ka daah-furtay Tababar lagu baranaayo Farsamada gacanta kaas oo ay ka faa’iideysan doonaan Dadka Degan Deegaanka buulo bartire ee waqooyiga Kismaayo.

Dhalinyaro iyo Haween ayaa kamid ah Dadka fursada u helay Mashruucaan in ay ka faa’iideystaan, dadkaan ayaa kamid ah dadkii ay Dowladda horey dib u dajin ugu sameysay Deegaanada dhaca Waqooyiga Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya