Dhalinyarada Kismaayo oo loogu baaqay inay Ku dadaalaan Wax akhriska.

0
42

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa logu baaqay inay waqtigooda u huraan waxbarashada iyo wax akhriska, si ay mustaqbal wanaagsan ugu helaan nolosha, ugana fogaadaan caqabadaha nololeed iyo xaaladaha khatarta ah ee ay wajahayaan dhallinyarada Soomaaliyeed.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa