Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arimaha bulshada Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka qeyb galay kulan ay qabteen dhalinyarada ku nool Magaalada kismaayo ayaa dhalinyarada ku nool Deegaanada Jubbaland ugu baqay in ay ka qeyb qaataan golaha deegaanka oo ay mujiyaan doorkooda.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa