Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose waxaa ku yaala Macaadyo kala duwan kuwaas oo lagu barto cilmiga diiniga ah waxaana ka mid ah Markaska Sheekh Shariif Cabdinuur.
Maamulaha Markaska Sheekh Shariif Cabdinuur oo kawarbixiyay waxyaabaha lagu barto markasta iyo waxaa uu uga duwan yahay macadyada kale ee culuumta diiniga ah lagu barto ayaa bulshada Kismaayo gaar ahaan dhalinayarada ugu baaqay inay xooga saraan barashada cilmiga diiniga.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa