Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo qofkasta oo muwaadin Soomaaliyeed ah ay masuuliyad ka saaran tahay dhisida iyo horumarinta nabad waarta bulshaduna kuwada noolaan karaan ayaa hada dhalinyarada Soomaaliyeed oo lagu qiyaaso in 75%100 ay bulshada ka yihiin waxaa saaran masuuliyad adag taas oo ah sidii ay u muujin lahaayeen doorkooda ku aadan horumarinta Nabada iyo ka qayb qaadashada dib u dhiska dalka.
Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya