Dhalinyarada kaso jeeda Gobolka Gedo oo kulan is xog wareysi ah ku yeeshay Muqdisho.

0
43

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid Dhalinyarada kaso jeeda Gobolka Gedo ayaa kulan is xog wareysi ah ku yeesheen Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxa ay xooga ku saarayeen xaalada guud ee Gobolka Gedo taasi oo ay ugu horeyso dhaqaala xumida ka jirta gobolka.

Qaar kamid ah Dhalinyaradan ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya degmada luuq.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya