WARARKA Dhalinyarada ka xamaasha suuqyada Magaalada Dhoobley oo kawarbixiyey dhibka ay kala kulman shaqadooda. By admin - February 16, 2021 0 291 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqo la’anta baahsan ee dalka ka jirta waxa ay sigaar ah u saameysay Dhalinyarada, kuwaa oo marka dambe maciin bida shaqooyin adag. waxaa warbixin inooga diyaariyay Dhalinyarada tunkooda ku xamaasha.Khadar Axmed Salaan https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/02/warka-khadar-dhalinyarad-muruqmaalka-ah-Copy.mp3