Dhalinyarada ka shaqeya Maqaayadaha Dhoobley oo kawarbixiyay sida noloshooda uga maareeyaan Shaqadaasi

0
7

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kashaqaynta cunto karinta ma ah wax sahlan waxayna u baahantahay midaynta maskax, muruq iyo dadaal dhiiri ah Waxaa jiro dhalinyaro ku nool Deggmada Dhoobley oo noloshooda iyo tan qoyskoodaba ka soo saarta karinta cuntooyinka kala duwan halka kuwa kalana ay yihiin kuwa dalabka ka soo qaada macaamiisha una geeya shay yadii ay dalbadeen oo ay bulshada Soomaaliyeed u taqaano adeeg geye kuwaa oo ka shaqeeya Maqaayadaha Degmada Dhoobley.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya