Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)- Burburkii dalka ka dib dhalinyarada somaliyeed waxa soo wajahay shaqo la’aan baahsan taa oo ku kaliftey in ay dalka ka tagaan iyagoo u tahriibaya Qaarada Yurub si’ay u helaan nolal dhaanto mida taala dalka ‘ halka dhalinyarada qaarna ay shaqooyin hal’abuur ah la yimaadeen waa kuwan qaar kamid ah Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay shaqadooda.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya