Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jiro Dhalinyaro badan oo ka shaqeeya sameynta korontada kuswaasi oo ka maareeya noloshooda iyadoona mararka qaar ay kala kulmaan qataro badan,Axmed Nuur oo ka mid ah Dhalinyarada ka shaqeeya sameynta & cilad bixinteeda ayaa kawarbixiyay dhibtaada ay kala kulmaan Korantada.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya