Dhalinyarada ka shaqeeya goobaha lagu cilad bixiyo Gawaarida ee Deegaanka Dhoobley oo ka warbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay kala kulmaan shaqadaasi.

0
299

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ka shaqeeya goobaha lagu cilad bixiyo Gawaarida ee Magaalada Dhoobley ayaa ka warbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay kala kulmaan iyago sido kale Ha’yadaha iyo maamulka Deegaanka ka codsaday in gacan laga siiyo sidii ay u hor marin lahaayeen xirfadooda.

Maxamed Cali samow. ayaa ka warramaya