Dhalinyarada ka shaqeeya Dhismaha oo ku soo badanaya Deegaanka Dhoobley.

0
168

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada ka shaqeeya dhismaha ee ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa ka warbixiyay sababta keentay in ay soo bataan dhalinyarada ka shaqeysa dhismaha.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya