Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradu waa lafadhabarta Bulsha kasta oo dooneysa in ay horumar ku talaabsato taasi oo jirta ayaa inta badan Dhalinyarada Dalkeena aynan helin garab qabasho Dowladeed iyo mid kale taasi oo dhaxal siisa in ay qabtaan shaqooyin kala duwan si ay noloshooda u maareeyeen.
Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool Dhalinyaro badan oo ku shaqeysata Xirfada Dhisida Guryaha taasi oo ay ka maareeyeen noloshooda iyo mida Qoyaskooda.
Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegeya