Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay inay bartaan xirfado kala duwan.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hal abuurnimada waa hab u horseeda qofkasta inuu la yimaado waxyaabo kor uqaado garaadka Nafsadiisa,taas oo qeyb ka ah helitaanka fursado ka banaan shaqooyinka la xiriira nolosha bani’aadamka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya