Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay inaay ka qeyb qataan dib udhiska dalka.

0
83

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaradda  Magaalada jowhar ayaa loogu baaqay inaay ka qeyb qaataan harumarka dalka si ay ubixiyaan canshuurta madaama ay dhalinyarad waxbaratay door muhiin ah ka ciyaaraan dhanka ganacsiga iyo xirfadaha intaba.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeyso